Kheyre oo Dhagax dhigay Mashaariic laga hirgalinayo Xudur (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Xudur ee xarunta gobalka Bakool ka dhagax dhigay dhismayaasha Isbitaalka guud ee Xudur iyo Hoyga martida oo laga dhex dhisayo xarunta gobalka Bakool. Istibaalka Xudur oo dhismihiisu uu qayb ka yahay qorshaha horumarinta caafimaadka, ayaa marka dhismaha lagu dhameeyo, lana qalabeeyo waxaa ka … Continue reading Kheyre oo Dhagax dhigay Mashaariic laga hirgalinayo Xudur (Daawo Sawirro)